DAAWO VIDEO:Fanaan Cawaale Aadan oo Showgiisi Noqday Mid Taarikhda Galay ,kana hadlay Tv Caayey.

Fanaanka Cawaale Aadan Ayaa Showgi ugu Balaadhnaa waxaa uu ku Dhigay Magaalada hargesysa,Inkasta oo Tv-yada Qaar Sheegeen inuu Showgaasi Free Laga Dhigay Markii dad Soo gala La Waayey,hadana waxaa Ka Hadlay Fanaanka Cawaale Aadan oo ka Sheekeyey.

Halkani Riix Video tV Caayey

Cawaale Aadan Ayaa Sheegay Inay Reer Hargeysa Muujiyeen Gobanimada uu ku Ogaa Isla Markaasina Dadkii kasoo Qeyb Galay uu joojin waaayey Roob Lacaad leh oo da’ayey Hadana uu uga Mahad Celinayo Sida Shacabka Hargeysa u muujiyeen Tageerada Ay fankiisa u Hayaan.

Cawaale Aadan oo Qaar ka Mid Ah fanaaninta Reer Hargeysa Khilaaf kala Dhaxeeya Hadana Waxaa Uu Sheegay Inuu Showgaasi Imadeen dadkii Loogu talo galay dad ka Badan,Sidoo Kale Soomaliland Ogolaatay Showgaasi Inay raga Iyo Dumarka Wada Galaan Horayna Ay Udiideen.

halkani Riix Video Cawaale Ka Hadlay

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*