DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe Waa Kaligis Talis Siyaad Bare Ka Xun,Xisbiga UCID Ha U Baneeyo Dhalinta Hadu Somaliland Rabo”Siyaasinta Somaliland”

Faysal cali Waraabe oo Inta Badan eedayn Ujeeda Dowladi Dhexe ee Maliteriga Soomaliya Ayaa Lagu eedeyey Inuu Hor Fadhiyo Xisbiga UCID Intii Soomaliland Xisbiyadeeda Jireen,Xisbiga KULMIYE oo Isku Da yahiin waxaa iska Badaley Inka Badan 3 Hogaan oo Madaxnimada Xisbiga qabtay.

Halka Faysal Cali Waraabe Isagu Hor Fadhiyo Xisbiga UCID Horay waxaa uu Musharax Uga Dhigay Jamaal Cali Xuseen,Markii danbana waxaa uu Xooga Uga Qaaday Musharaxnimada Jamaal,Taasi o lagu Tilmaamay Inay tahay Mid uu Uga Daran yahay Dowladii Kacaanka oo Isaga Laftisa uu kasoo Shaqeeyey.

Siyaasi Jaamac Sidiiq Ayaa Sheegay Inay Filayeen Shir Weynaha Xisbiga UCID Inuu Faysal Cali waraabe Ka hor leexan Doono Uuna U Banayn Doono Dhalin yarada Siyaasada Ku Cusub Balse wali uu Hortaagan yahay Hogaanka Xisbiga,waxaa uu Ku eedeyey Siyaasi Jaamac Sidiiq Inuu faysal ka Daran yahay Siyaad Bare Allah Ha U Naxariste.

Halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

9 Comments

  1. Siyaad Barre adinkaa kun jeer ka sii xun oo ka sii liita reer qawdhanow. Waa idin ka ragsanaa oo idin ka geesisanaa. Waa idin ka nasabsanaa oo idin ka sharaf badnaa fulay yahay dumarka iyo bir mageydada kaaraha ugu xoog sheegta. Waa idin ka soomaalisanaa oo idin ka sumcad dheeraa. Waa idin ka aqoon badnaa oo idin ka hoggaan fiicnaa. Kabihiisa ma gaari kartaan idoor wagaashow. Afka qarmuun ka duwa odaygaas tuugo yahay xaaraan quutada ah.

  2. @ Mubarika yusuf.

    Sow Run ma aha in Ceedgalaha aad ka dhalatay xoolaha ku qali jireen Hargeisa iyaga iyo Arabku. ?

    waxaan maqlay Fanaanki ” muuse ismacil qalinle ”’ ciidagale buu aha hargeisa ku leh kawaan hilibka lagu qalo laguna iibiyo intaanu soo gelin FANKA.

    xita faysal cali waraabe awoowihi hilible ayu hargeisa ka aha sidaas baan maqlay ma run ba ?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*