DAAWO VIDEO:Faysal cali Waraabe”Waxaan ka Qeyb Galayaa Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe,Kismaayo baan Tagaya”

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland Faysal cali Waraabe Ayaa Markii Ugu Horeyey Sheegay Inuu ka Qeyb Galayo Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)

Isagoo Ka Hadlayey Hargeysa waxaa Uu Ka Hadlay Siyaasada Soomaaliya Inatiisa Badan Faysal cali Waraabe oo Looga Baran Inuu Sidaasi dabacsan Uga Hadlo Siyaasada Soomaaliya,waxaa uu Sheegay In faro galinta Laga Daayo madaxweyne Axmed Madoobe Waliba uu tagayo Caleema Saarkiisa.

Halkani Riix Video Faysal cali Waraabe

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Faysal cali dhurwaa hadalkiisu wax Ka soo qaad malahan, wuu marqaan hadlaa haddana qaaddiro illoowaa. , inta badan saxaafadda wuxuu horyimadaa markuu marqaansan yahay, hadalladiisu xikmad ma lahan, kismaayo wuu imankaraa waa dhulkiisi hooyo wax wayn looma arkayo hadduu muqdisho yimaado oo waa kii farmaajo hore ula kulmay marka waydka caadi hadduu kusmaanyo.

  2. Faysal Hilible maanta wuxu u socda kimaayo beritana waxaynu maqlayna wuxu u socda Moqa-disho.
    sheekadda Isaaqu waxay taagan tahay ”’ Masiiba na tiri ka goosta somaliweyn ”’

  3. ASC.
    Faysal in uu kismaayo uga qeyb galo xaflada Axmad Madoobe waa ila caadi oo ma aha wax lala yaabo.Waxaanse Faysal oranayaa war Faysaloow markaad kismaayo ka soo laabanaysid soo mar garoowe Wan ha laguu qalee.Sababtoo ah Faysal waa Eedo Khadra Cige adeerkeed.Saas darteed Oday Faysal is welcome to Garowe.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*