DAAWO VIDEO:Mursal Faalo Degan oo fariin Yaab leh Usoo Diray Fartuun Balbalaadhka.

Mursal faalodegan oo muuqaalo Madadaalada Lagu Bartay Ayaa Ka Hadlay dad uu Khaati ka Taagan yahay inay Ku mashquulayaan,waxaana Ka Mid Ah Gabadh lagu magacaabo fartuun Balbalaadhka oo iyadana muuqaalo Muqdisho kasoo Duubta .

waxaa uu fariin u Diray dadkaasi oo wariyaal ku Jiraan Kuna Mashquula Isaga Sida uu Sheegay Isagoo ka Codsaday Inaysan Ku mashquulin Dadkaasi Inta Badan .

Video Halkani ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*