DAAWO VIDEO:Muuse Biixi oo Mar Kale Bahdilaad kala Kulmay Sucuudiga,Naagti Weerarkii Muqdisho oo la Toogtey.

Waxaa Markale Dowlada Sucuudiga Bahilaad Ku samaysay Madaxweynaha Soomaliland muuse Biixi Cabdi,Iyadoona loo Diidey Inuu La kulmo Madaxda Sucuudiga ee ku Casuuntey dalka Sucuudiga Sanadkani xajka Inuu ka Qeyb galo,Dhanka kale Muqdisho waxaa Lagu Toogtey Naagti Weerarada Muqdisho Shabaab U Qaabil sanayd.

halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. Bahdilaadda muuse biixi wayska caadi, xaaddiisa aya la qabsatay ceebta iyo weji xumada. Jidka uu ku raadinayo iyo haykalka dawladnimo ee uu sheegto ayaa ah kuwo khiyaali ah , marwalbana waxa loola dhaqma sida qof waalan, taariikh ah dunidu hore ugama dhicin in beel Ka mid ah beelaha waddan ku nool xor ah intay gobol goostan sheegtan dawlad inay yihiin kkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk

  2. kkkkkkkkk ASC Keeyse CIID WANAAGSA, Wallahi waxaan kusii qoslay horta ninyahoow aduunku waaba jirrab sidiisaba lkn hadii dadku qaar waashaan waaba kadar oo dibi dhal. Sidaad sheegtayba reerkaan reer sh isaaq anigu caadi ilama ahan qaarkood kulli mawada ahahne! Waxeeyba uqabaan wax kastaba ineey sidaas easy uhihiin “dowlad” madax banana shuruudaheeda masahlana weliba good reason hadeey heestaan xataa weey adagtahy sidii wadan dhisan oo dadkiiba iskuwada mid yahay aad aqoonsi ku heshaa. Hadaba waan carooday ma dowlad beey kaadhigeeysaa adigoo reerkaada rabitaankooda uun ku jidbeeysan? Reer hebel “hankaagu hadhaafo” ayagaa laga hayaa tii uGu xumeeydna ayagaa kudhaqmaya” waali iska cad! Caro celiskiina idinkaa diiday ee bal manta xaa xaabiya hee! kkkkkk Walayaaloow beenta waa lagu naar mutaa ee iska daaya oo Alle kabaqa god madoow baa laisgeeyne beeydka Allena haka been sheegina “passport kii s land baa nalaku qaaday” sucuudi baa na aqoonsada” Waakaas oo la isaga daba yini President Farmaajana waa joogaa magaciisa Allaha raajiyee. Hadii waan arkaa oo waa laka cararay xertii reer marqaan ee nabad gelyo xaqa Allaha nawaafajiyo

  3. War xertii marqaan mawaxeey lashaqeen jireen s land? Taaj Makhir suldaan adiga io Atoore io inta kale ba soo noqod wanaagsan! S lander hadee waxey ila tahay qossolkii baa shuuqaye iska soo laabo wll adagio qaraabada kale ee reer hargeeysa anaga dadka Kuma diganno waa laidiin qalleynaayaa!

    • ASC.
      KU:Gabar Harti.
      Marka hore waad salaaman tahay 100%.Marka labaad reer soomaalilaan waa soomaali oo wixii ay ku saxsan yahiin oo ay xaq u leeyahiin waa khasab in lagu xushmeeyo.
      Tan saddexaad madaxda soomaalilaan waa loo sheegay oo loo sheegay in aysan marna waayahaan helayn citiraaf loo citiraafo dawlad gaara oo iskeed u madax banaan.Markastana waxaa lagu yiraahdaa war waxaad tahiin gobal ka mida gobalada soomaliweeyn ee dadkiina wax la qeybsada ama dadweynaha soomaaliyeed gees ka raaca.
      Ugu dambayn madaxda soomaalilaan uma suurtoobi doonta in ay khasab iyo jajuub ku hayaan beelaha soomaaliyeed ee diiday xukunkooda lagu khasbahayo.
      soomaali-soomaali kale xoog kuma haysan karo.Waliba caalamkaan laguma soo sheegin oo laguma soo arag reer Daarood ah oo uu u taliyo reer kaloo soomaali ah.Waa waxaaan wali la soo arag.
      4.Dani.
      Madaxweynaha maamul gobaleedka puntlaan waatii shalay laga sheegay in uu yiri soomaalilaan wada hadal baan la yeelanaynaa.Haddii ay taasi run tahay waa rayi fiican in la wada hadlo oo khilaafka jira lagu dhammeeyo nabad iyo isafgarad.
      One somali One nation.

  4. MDX. muuse biixi , sawkan baasooboorkiisa Somaliland ku tagay sucuudiga diyaarada gaarkaah loo soo diray, adhigii laga iibsaday, ,, hadalku halkuu kaa dhaafay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*