DAAWO VIDEO:Puntland oo Dhankeeda Cafis Kusii Daynaysa Maxaabiista Soomaliland Kasoo Jeeda oo Garoowe Ku Xidhnaa

Puntland Ayaa Dhankeeda Shaacisay Inay Wado dadaal Maalinta Ciida Cafis Madaxweyne Lagu Siidaynayo Maxaabiista Puntland Ku Xidhan oo Dowlada Sayshilis Horay Ugu Wareejisey,Burcad Badeedani Ayaa mudo Kujirey Xabsiyada Puntland.

Waxaana Isbuucani Horaantiisi Sidani oo kale Soomaliland Siidaysey Dhalinyarada Burcad Badeeda u Xidhnayd Deegaanada Soomaliland,Horayna Waxaa Codsi Loogu Jeediyey Dowlada Soomaaliya Iyo Puntland Inay Iyaguna Siidayaan Dhalinyaradaasi.

Burcad Badeedani Ayaa Lagu Xukumay Qaarkooda Inka Badan 30 sano halka Qaar kalana Lagu Xukumay 15 sano ,Waxaana Hada Socda Dadaal lagu Siidaynayo.

Halkani Riix Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Cafiska ay wadaan waa maxay? hadaaba shabaab lagu soodaabulayaa dhulkaaga, war yaa wax u sheega wax ma garatadaas. duulaan baa lagugu soo yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*