DAAWO VIDEO:Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo Shacabka kula Tukadey Magaalada Muqdisho

raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Ayaa Masaajidka Isbahaysiga Muqdisho Kula Tukadey Dadka Shacabka Halkaasi salaada Ciida Ku Tukanayey.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Haddii uu Ina Khayre la tukaday dad tukanaya maxaa macne ah oo ku jira?Ma wax kale oo la sheego baa la waayey?Qofka soo qoray Xassan Cali Khayraa dad la tukaday muu ka hadlo dhibaatooyinka kale ee ku wada habsaday soomaalida koonfurta soomaaliya.Muu ka hadlo waxa dad soomaali ah ku wada dhibaataysan xamar iyo nawaaxigeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*