DAAWO VIDEO:Reer Buuhoodle Miyey Nagu Ciyaarayaan”ciidamada Puntland Iyo Soomaliland oo Shir Wada Qabtay”

Xili Magaalada Buuhoodle Uga Dhaceen Iyo Deegaanada SSC Arimo Horay Soomaalida Uga Dhacin,Maamulo Is Khilaafsan,Siyaasain maalinba Maamul Ka Tirsan ,Ciidanka Guur Guuraya ee Maalinba Maamul Dharkooda Wata,Siyaasinta Soomaliland,Puntland,Faderalka,Itoobiya,Khaatumo oo Buuhoodle Iskugu Imaada.

Intaasiba waa Sheekooyinka Buuhoodle Soo martay Iyo Guud Ahaanba Sool,Sanaag Iyo Cayn,Hadase Way ka Duwan tahay Sheekadu waxaasi oo Dhan,Waxayna Tahay markii ugu Horeeyey Ciidamada Buuhoodle oo Dharka Ciidanka Puntland Wata Ayaa Tagey Degaano ka Tirsan Buuhoodle.

Waxaa ka mid Ah kalshaale oo dagaal Ugu Xumaa 2011 Soomaliland Xasuuq Ka gaysatey Halkaasi Waxaa Ku Sugnaa Ciidan Soomaliland waxaana Shir wada Qabtay Ciidamada Soomaliland iyo Puntland…..Buuhoodle Qosolka Nagadaaya..……

Halkani Riix Video Muuqaal

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

9 Comments

  1. MEEL HOO DOONAYSA HADAL WAX KAMA TARO.
    ——————————————
    jeegaanta/Somaliland:dowlad ku saleysan qabyaalad oo dooneysa inay gumaysato
    (POLITICS OF THE BELLY”)( divide and rule,)?…
    ———————————————————————-
    SOMALILAND” AT THE PRESENT TIME COME TO THE TABLE AND TALK….Soomaalinimo,com

  2. Mar hore ayaan sheegay,dadkan ayaa dhug & dhego lahayn, Dhuloos & Warooos waa caruurta iidoorka, maanta waxa kale oo dhacay aan idiin sheego ciyaaloow , Badhan, warsangali calankii majeerteenay wuu ka tuuray kii Somaliland ayuu sudhay.

  3. Barakalaawe inaad xoolo idoor ah tahay calanka MJ waa calanka Waaroo dulliyohow. Warsangeli waa MJ oo MJ waa Waaroos. Ul iyo diirkeed ma kala soocna. Futadaad ka hadashaa oo afkaad ka dhuustaa. Meeshan urtaadii baa looga yaacay khashiin waaxid.

  4. To:Mubarik Yusuf: Copy Ninyahow Ma Leh (public speaking skills)?… kuwo aad naftaada ku horumarinayso, sida fikirkaaga, shaqsiyaddaada iyo awooddaada dad la hadal.
    —————————————————————————————
    . Swear filters typically take advantage of string replacement functions built into … This means that if the word “you” was set to be filtered, “y o u” or “y.o!u” …

  5. Somalilind OO kalaabatay GOONI doqonkii kadib markii kadaayey haba yaraatee Wax Beesha isaaq iyo WIXII KULA SOCDAY in LAGA korqaado inay GOONI raadinayaan WAR kaas WAA xaqiiq SNM OO fuuda is WADA haysata iyo Beesha CAALAMKA OO ugu baaqday in somalidu DHAQSO isfahmaan is hor fadhiistaan MA aha

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*