DAAWO VIDEO:Suldaankii Guud ee Gadabuursay “Soomaliland Kama Sii Mid Ahaanayno haka Soo baxaan Siyaasinta Hargeysa”

xili Aad U Soo Badanayaan Waalaca Beelaha Isaaqa Ahayn Ay ka Qabaan Inay kasii Mid Ahaadaan Soomaliland,Waxaa Maanta Go’aankii Ugu Adkaa Ku Dhawaaqay iisimada Ugu Tunka Weynaa Beesha Gudabiirsay,Waxaana uu Sheegay In la Waayey Wixii Soomaliland loo Dhisay .

waxaa uu Sheegay Inuusan U Ahayn Shacabka uu matalo  Inay Hargeysa Cadkooda U Doontaan Iyo Inay iska Dhigaan Somaliland Dhan oo Ka Quustaan.

Iisimadani Ayaa Sicad u Sheegay Inay Soomaliland Noqotay Hargeysa oo kaliya Balse Aysan Soo Dhaafin .

Halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Ahmed

    Bal adigu Suldaanka si dheh. Dadka mala khasbi karaa, mise wuxu waa camayn, meeeday dimuqraadiyadii la sheegan jiray iyo safafkii dheerdheeraa ee doorashooyinka eed dadka ku camayn jirteen, sow lugooyo uun maahayn?

    Arintu waxay xarfad lahayd waqtigii Siilaanyo oo lagac badani soo gashay reerka, si tuur ahna la isugu dhiibi jiray, lacagtaa HABAR JECLO masoo dhafin, inta ka danbeysay waxay iska agfadhiyeen dheirga ooy lahaayeen wax uun meesha ku hadhi doona, balse wax wanaagleh loogama tegin, xaaladuna tii hore way kasii adag tahay.

    Waxaa kale oo taa sii wehliya beryahan danbe meelo badan oo loo shaqo tago ayaa dadka u dilaacay, oo kililka, jibuuti, xamar, puntiland, oo xitaa kismayo iyo baydhabo midna lagu qadi maayo, marka xeedho wixii duxda lahaa laga idlaystay see dadka loogu qancin karaa inay cantuugaan wax la canguugaaba kuma hadhine.

    Adiguna waxaadba leedahay dadka waa la jajuubi oo safafka iyagoo ku horeeya la arki, ma anigaa riyoonaya mise isku dayga sadexda ilma adeer ee ah aan dedejino oo durba dadka indhasarcaadino ayaa meel kale wax ku og.

  2. Fowsi

    Saami qeybsiga wuu iman. Wakhtigiisana waa loo fadhiisan doonaa. Odeyguna Reerka ayuu dejinayaaye wuu ogyahay inaanu imika munaasib aheyn. Doorasho ayaa loo fadhiyaa imika. Taasna in badan ayay rafatay.

    Anigu shakhsiyan waxaan odhan lahaa Badu buurta ha jiidhee horta Saamigan baas xal aynu ka gaadhno oo iska dhameys tirno. Caqabadu se waa iyadoon la heyn tiro koob dhab ah.

    Markaas ma si ku meel gaadh ah ayaa dhowr midh Reerka loogu daraa, mise tiro koob dhab ah ayaa la qabtaa mise doorashada ayaa la galaa.

    Doorashadana taagan maanta. Dhiig cusub iyo dad cusub hala keeno. Dabadeedna wakhtiga halaga faa’iideysto oo tirikoobna hala sameeyo Saamiga si macquul ah haloo qeybsado. Aniga fikirkeyga xitaa hadey tirada ay xaqa u yeeshaani ay dhumuc yeelan weydo ina haloogu sii daro ayaan odhan lahaa reeraha aanan Isaaqa aheyn.

  3. Ma cid ayaa cid kale ka badan waa is wada garanayaaan.. tiro kooob looma baahana, saami qaybsi waxaa ku doooda qof sad bursi doonaya…
    ku.. socota.. Ahmad

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*