DAAWO VIDEO:Xisbigii Wadani oo ka Baxay Heshiiski Kulmiye Iyo Doorasahada Maamulka “Go’an Adag Soo Saaray”

Xisbiga wadani ee Soomaliland Ayaa Isaga Baxay Guud Ahaan Heshiiskii Ay wada Gaadheen sadexda Xisbi ee Maamulka Soomaliland Iyo Doorashada Maamulkaasi inay ka Qeyb Galaan,waxaana Xisbiga Shir Jaraa’id oo uu ku Qabtay hargeysa Kaga Hadlay Arimahaasi.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. Murug-maarug!

    Dadka qaarkii meeshan ka yabqi jiray may noo waramaan, mise afkii baa juuqda gabay?

    Dambarkeeda nimankii maali jiray…….

  2. Saami beena diiday.

    Sadex nin oo walaalaa,
    labana isku sidkan tahay,
    ninna hareer mar yahay,
    hadii sadexdu sidii sirin sidoodaa,
    dadkuna sirtood garan sideenaa,
    samir iyo sasbashana ka idlaatay sidoodaa,
    Anaguna saq-dhexe dheelmanay sideenaa,
    iyanguna nadaba sitaan sidoodaa,
    maynu kala sadcaalo sideenaba,
    hadaynaan wax wada sidanayn.

    • Maa tiraahdid saddex habrood oo walaalaa saasay ku quruxsanaydee. Gabaygaas seyidka waad ku digatay waxaase ka sii daran khatinkaa kaa halaabay Fowsiyow.

      maynu kala sadcaalo sideedaba,
      hadaynaan wax wada sidanayn sideenaba

  3. Somaliland”: Maanta”(QORIGA QABIILKA IYO QAACA QABYAALADDA.)?…..
    —————————————————————————-
    Arrimaha carqaladda ku ah nabadda iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn waxaa ka mid ah qabyaaladda iyo xagjirnimada. Labadaas cudur oo aan xal loo helinna, suurogal noqon mayso in dadnimo iyo dowladnimo toona la haweysto.
    ———————————————————————————-
    LOVE YOUR COUNTRY Soomaalaay”?….(WE CAN DO IT.)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*