DAAWO VIDEO:XOG CULUS MD Farmaajo oo Ka Bad Baadey Dilkii Isku day Gabadhi Fulisey Arinti G/Banaadir

Waxaa Soo baxaysa Arin cusub iyo isku Day Fashilmay oo Gabadhii isku Qarxisay Gobolka Banaadir Doonaysey Inay Ku Disho Madaxweyne Farmaajo lakiin uu ka Fashilmay,Isagoo ka Qeyb galayey Xuska 26 June ,Waxay Isku Dayday Inay Gudaha U Gasho baadhitaan La’aan Lakiin Waa Loo Diidey.

Halkani Hoose ka Daawo Xogta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here