DAAWO: Wararkii u dambeeyey ee Dhuusa-Mareeb, Xaaladda Kismaayo, Xariga Wasiir Janan & Warar cusub

Dawladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay wasiirkii Amniga ee Jubbaland oo socdaal ku yimi Muqdisho, sidaas oo kale xaaladda Kismaayo ayaa ah mid kacsan, ka dib markii uu warkaasi soo baxay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*