Daawo:- Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxa Kismaayo + Ujeedka banaanbaxa oo weji kale yeeshay.

Banaanbax balaaran oo aan horay loo arag ayaa maanta gilgilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose.

Banaanbaxa oo ahaa mid kadhan ah Dowladda somalia ayaa waxaa kaqayb galay boqolaal dad ah oo watay boorar ay kuqoran yihiin erayo katarjumaya dareenkooda.

Halkaan hoose kadaawo muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*