DAAWO+SIR LAHELAY: Yaa u sahla Al- Shabaab in ay Canshuur ka qaadan Ganacsatada & Dekeda Muqdisho

Baaris gaar ah oo ay sameysay Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa lagu ogaaday in ay kooxda AL- Shabaab Malaayiin Dollar bil kasta ka hesho Canshuuro ay ka qaado Ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Muqdisho iyo gobalada kale ee dalka.

Shabaab waxay canshuur aysan qaadin dawladdu ka qaadaa inta badan ganacsatada kusugan deegaanada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana meelaha ugu badan ee ay ka qaado waxaa kamid ah Dekeda magaalada Muqdisho.

VOA-da ayaa la hadashay qaar kamid ah Ganacsatadii bixiyey, waxaana lasoo bandhigay hanaanka loo marayo bixinta canshuuraha Al- Shabaab, iyadoo sidaas oo kale xooga la saaray sidii loo ogaan lahaa cidda fududeysa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*