DAAWO+XOG: Baaritaanka Qaraxii G Banaadir oo la soo gabagabeeyey & M/weyne Farmaajo oo loo gudbiyey

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo gudbiyey warbixinta baaritaankii laga sameeyey qaraxii lagu weeraray xarunta gobalka Banaadir oo ay ka buuxaan macluumaad fara badan oo ah cid kasta o gacan ka geysatay.

Warbixinta, Madaxweynaha loo gudbiyey ayaa wararku sheegayaan in ay ku cad yihiin wax kasta iyo cid kasta oo lagu tuhmayay in ay qaraxan qeyb ka ahayd.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASC.
    Xasan Jigraale, ORKUU la qasaday mooye KAMA maqna Somalinimo. °War Dhulbahantoow Reer Banu ISXAAQ waa Jaah wareer-sanyihiine soo haga BERDU abitkiin kala tegimaysaane. WBT

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*