DEG DEG:Cali Dheer oo La Xaqiijiyey Inuu Geeriyoodey Dhaawac Soo Gaadhey Kadib

Wararka Ilaa maanta la Baahinayo Ayaa Xaqiijinaya Inuu Geeriyoodey Afhayeenkii Kooxda Shabaab cali Dheer Kadib Dhaawac Kasoo Gaadhey Weerarkii Awdhiigle oo Ciidamada Dowlada Ku Qaadeen fadhisimo kooxda Shabaab halkaasi Ku lahaayeen .

Inkasta oo Ilaa Hada Dowlada Aysan ka  Hadal hadana Wararka Ku Dhow Dowlada Ayaa Baahinaya Inuu Dhintay Afhayeenka Kooxda Shabaab ,Dhawaciisa Ayaa Horay Loo xaqiijiyey Balse waxay Wararka Hada Sheegayaan Inuu Dhintay Cali Maxamud Raage cali Dheere.

Kooxda Shabaab oo inta Badan Si Deg Deg Uga Hadla  Weerarada Noocaasi Inta Badana Ay beenin jireen Ayana ka hadal Inuu Dhintay Cali dheere.

Cali Maxamud Raage cali Dheere Ayaa Sidoo kale La Sheegay Inuu hadli lahaa Hadii Uusan Dhiman Madama Dhaawaca Laga Joogo Mudo Dhowr Maalin Ah.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Alla kuuma naxariisto, Danbi kuma qabo, kaasi gaal buuahaa, isagaaba dadka dhihi jirey gaalo ayaad tihii, iyo gaalo ayaan ku jihaadney, nacasnimada wax kasta wuu qiran jirey, xitaa haduusan isagu lug ku lahayn, cid somali ahoo kaas bakhtigiisa ka naxeysa malaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*