DEG DEG+DAAWO: M/weyne Farmaajo oo amaradii ugu adkaa dul-dhigay RW Kheyre.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan waqti badan qaatay la yeeshay Wasiirkiisa koowaad Xasan Cali Kheyre, kaas oo looga wada hadlay arrimaha siyaasadeed ee gudaha dalka iyo arrimaha baaritaanada weerarkii lagu qaaday xarunta gobalka Banaadir.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa sidaas oo kale lagu soo qaaday arrimaha siyaasadda ee dalka, gaar ahaana fashilka xukuumadda kasoo wajahay arrimaha Jubbaland.

HOOS KA DAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*