DEG DEG+DAAWO: Puntland oo soo bandhigtay ciidamadii iyo hubkii ugu badnaa.

Xuska 21 sanno guuradii kasoo wareegtay Puntland ayaa lagu soo bandhigay ciidamo fara badan oo xuskaas ka qeybgalay, waxaana xuskan uu ahaa kii ugu horeeyey ee noociisa ah lana qabto 6dii sanno ee ugu dambeysay

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*