DEG DEG+DAAWO: Qaraxi Yariisow oo war cusub laga helay & Masuuliyiin la xanibay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in masuuliyiinta maamulka gobalka Banaadir, qaar kamid ah laga joojiyey safaro ay ku aadi lahaayeen dalalka Qadar, Kenya & Turkiga, tan iyo inta uu socdo baaritaanka dhacdadii gobalka ka dhacday.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*