DEG DEG+DAAWO: Yaa ka dambeeyey Xariga Wasiirka Amniga Jubbaland, Axmed Madoobe ku xun tahay xaaladdu?

Warsidaha wuxuu helay xog dheeraad ah oo la xariirta oo sida ay ku dhacday in la xiro wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan oo ay qabteen ciidamada Ammaanka ee Madaxtooyada iyo kuwa nabadsugida oo ka qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wasiir Janaan ayaa kasoo laabtay Doolow, ka dibna wuxuu ku sii jeeday magaalada Addis Ababa, inkastoo ay warar aan hadda helnay ay sheegayaan in uu berrito u safri lahaa halkaas oo uu caawa joogi lahaa magaalada Muqdisho.

HALKAAN KA DAAWO FALANQEYN & XOG XASAASI AH

Taliska Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa amray in la hakiyo Cabdirashiid Janan in uu ka baxo gudaha garoonka diyaaradaha, iyadoo ay banaanka u taagnaayeen gaadiidkii uu raaci lahaa, sidaas oo kale xog ayaa sheegaysa n ciidamada Amnigu ay markiiba isku gadaameen qeybta VIP-da ee garoonka.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*