DEG DEG:Magacaabida Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Wararka Naga Soo Gaadhaya Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegaya Inay saacadaha Ugu danbeeyey Socda wada Tashi Madaxweynaha Iyo raysal wasaaraha Soomaaliya Leeyahin,Kaasi oo kaga Wada Tashanayaan Magacaabida Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

waxaa Jira Musharaxinta Ugu Badan oo u taagan Xilka Madaxweynaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahana Duqa Magaalada Muqdisho,Waxaa Ilo Xogta Marqaan News Heshay Sheegayaan Inay Soo Dhamaadeen Kulamo kala Duwan ee Magacabida Gudoomiyaha.

Inta Badan Siyaasinta kasoo Jeeda Gobolka Banaadir Ayaa U Suxul Doobanaya Inay Qabtaan Xilka Gudoomiyaha Gobolka banaadir.

Madaxweynaha Ayaa la Hadal hayaa Inuu saacadaha Soo Socda Magacaabayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir,Waxayna Arintani Dimi kadib Geeridii Gudoomiyahii Hore ee Gobolka Banadair Eng yariisow.

Beelaha Hayb Ahaan isku Xigaan Gudoomiyahii Hore Ayaa Doonaya Inay Gudoomiyaha Cusub Qaataan Madama Gudoomiyahii Hore Ku Dhintay Shaqadiisa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*