Degdeg:- Daacish oo sheegatay masuuliyadda qarax maanta Boosaaso lagula eegtay wasiir hore.

Ururka lamagac baxay dowladda islaamka ee Daacish ama ISIS ayaa gowrdhaw sheegtay Masuuliyada weerarkii lagu qaaday Wasiir hore Shire Xaaji Faarax.

Warkaan oo ay maanta baahiyeen waxay sheegeen in ay dhaawaceen 2 ka mid ah ilaalada Wasiirka hore kadib qarax ay kula eegteen magaalada boosaaso.

Majiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda Puntland oo ku aadan qaraxa saakay dhacay waxayse dad goobjoogayaal ah ay Marqaannews usheegeen in jugta qaraxa meelo badan laga maqlay walloow aan la ogayn inta uu la egyahay khasaaraha.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*