Degdeg:- musharixiinta Jubbaland oo kudhawaaqay guddi doorasho + Xiisada Kismaayo oo sii korodhay.

Midowga Mysharaxiinta Jubaland ayaa soo saaray Gudiga Doorashada Jubaland

Horey waxaa u jiray Gudi Doorasho oo uu soo magacaabay Madaxweynaha Jubaland kuwaas oo dhaliyey khilaaf xoogan

kismaayo ayaa hada wajahayso dooraahada labo barlaman iyo labo madaxweyne.

Lama oga sida ay wax noqon doonan iyadoo doorashada Madaxweynaha Jubaland ay ka harsan tahay wax kayar 14 cisho oo kaliya.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*