Degdeg:- Wasiirka Amniga Jubbaland oo lagu xidhay magaalada Muqdisho.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Somaliya ay goor dhow Xasbiga u taxaaben Cabdirashiid indho korey oo ahaa Wasiirkii Amniga Jubbaland, xilli uu Transit ku ahaa Garoonka Muqdisho, kuna sii jeeday magaalada Addis Ababa.

Cabdirashiid aayaa horay waxaa dacwad ku soo oogtay Xeer Ilaalinta Guud, hase ahaatee bishii April ee sanadkan ayaa waxaa jirtay warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir lagu baabi’iyay dacwada loo heystay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*