DHAGAYSO XOG:Madaxweynaha Puntland Deni oo Kismaayo tagaya

Wararka Xogta oo Ay kasoo Xigatey Marqaan News Dad Ku Agdhow Madaxtooyada Puntland Waxaa Lagu wadaa Inuu Madaxweynaha Puntland tago magaalada Kismaayo ,Isagoona U tagaya Kismaayo wada Tashi Doorasahada oo Madaxweynaha Jubbbaland.

Puntland Ayaa Lagu xasuustaa Doorkii Dhismaha Aas Aaska Puntland Inkasta oo Intii Madaxweyne Deni Xilka Hayey Aysan Jirin Booqasho,Hadana Ilo wareedyada Ayaa Sheegaya Inuu Kismaayo ku Wajahan yahay Madaxweynaha Puntland.

waxaa Kismaayo ka taagan Buuq Siyaasadeed oo Dhinacyo badan leh,Dowlada Faderalka waxay wadaa isku Daygeedi Ugu danbeeyey oo Meesha Ay Uga saarayso Madaxweyne Axmed Madoobe.

Halkani ka Dhagayso Codka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

12 Comments

  1. ASC.
    Reer puntlaan way ku khasban yahiin in ay u hiiliyaan Axmad madoobe.Sababtoo ah haddii Axmad Madoobe looga adkaado arimaha kismaayo USC meesha ay u soo socotaa waa puntlaan.Hase ahaatee puntlaan ma aha Baydhabo iyo Dhuusamareeb oo kale.From 1991 illaa haddeer dagaalo an joogsi lahayn bay beesha USC ku soo wadaan puntlaan.Laakiin guulo ka gaari waaye khasaaro ma ahee.Haddiise uu Axmad Madoobe dulmi iyo sharcidaro wato looguma hiilin karo.Axmad madoobe waa in uu iska celiyaa madaxda USC ee rabta in ay kismaayo ka dhigaan say hadda xamar tahay oo kale.Haddii madaxda USC ay agab iyo waxtar leeyahiin waxaa laga arki lahaa deegaamada beelaha USC ee ay dagaalada sokeeye caadiga ka yahiin.

  2. Qofka atoore qofka ay uqorantahay kafiirso hadaladaada jublande waxaa dhibkuhaya nabar iyo naxdin qabailka Hawiye waadad deganka aan wadadegno walaala nahay Jooji beenta iyo fidnada aad ku dhexfaafineyso dadka somaliyeed ee kadaaley coolada

    • ASC.
      KU:Aisha.
      Adigoo ku mahadsan waanadaada ma fahmin ujeedada dhabtaa ee qoraalkaga kore.
      Waase loo wada jeedaa in madax ku sheega beelaha hawiye ay u soo hanqal tagayaan kismaayo.Midna shaki kuma jiro oo ah in ay kismaayo tahay magaalo soomaaliyeed oo qofkii nabad iyo naxariis ku joogaya an laga xigin.Hasea ahaatee horjoogayaasha USC waxay ku handacoodaan kismaayo hawiyaa leh.Hawiyaa kismaayo lehna way shaqayn weyday oo markii u dambeeysey waatii ay Xassan Shiikh ka soo raaceen ceebta iyo cayrtuba.Ugu dambayn madaxda Hawiye waxay u badan yahiin Findo ka talis oo ma aha wanaag ka talis.Caasha soomaali way kala guuretay waxaana kala raray hawiye.Waana sidii loo kala guuray oo waa dambe la isma dhex gali doono.Waataas ee xamar hawiye ha ku heshiiyeen looga guurye.Kama wado Hawiye oo dhan baa dambiilayaal ah.Shacabweynuhu waa masaakiin afarta gees looga hayo xasuuq iyo dhac.
      One somali One nation.

  3. Atoore sxb dhagartaas mar horaa la ogaadey waana laga hor tagayaa hadda. Waxaa socda qorshe Jubbaland lagu talaalayo dad badanoo kililka shanaad iyo Gaarisa laga daad gureynaayo. Anaga reer Garowe waxaan wadnaa sidii Puntlaandna dad badan loogu rari lahaa Kismaayo oo mooryaanta looga tiro badnaado oo looga awood bato. Hawshu waa socotaa Atoore.

    • ASC.
      KU:fanax.
      Saad sheegtay waa la wada ogsoon yahay waxa ay tahay ujeedada madax ku sheega beelaha Hawiye.Madaxda hawiye kama fakaraan dhibaatooyinka ay ku hayaan shacabkooda an isdifaaci karin.Laakiin waxay aad uga fakaraan oo ay wakhti badan galiyaan oo ay ku bixiyaan dhaqaalo aad u badan oo ay marar badan ku daadiyeen dhiigii wiilashooda in la bur-buriyo Puntlaan.Reer puntlaana way ka sii shisheeyaan kuwa fakarka xun.Madaxda USC kama diiraan xasuuqa ay ku hayaan shacabka ku nool koonfurta soomaaliya iyo bartamahaba.Waxay ku mashquulsan yahiin see wax loogu dhimaan puntlaan iyo dadkeeda.Puntlaan iyo dadkeeda waxaa wax u dhimi kara Allaah (swt).Kaligi taliyihii M.S.Bare baa reer puntlaan la soo diriray 21 sano oo xaattaa ka xabaalay meelihii ay xooluhu biyaha ka cabi jireen.Waxna ka qaadi waah.Saas markuu xaal yahay xaggee bay joogaan Mooryaan xamar laga soo dhoofiyey?Mooryaan waxaan ka wadaa kuwa ay ku shaqaystaan nimanka maamul doonkaa oo hadba ku yiraahda soo laaya reer Hebal.
      Calaa kulli xaal soomaali way kala guurtay oo ku kala guurtay xamar ee reeraha yiraahdaa Unukaa leh xamar ha ku heshiiyeen.Ma diidani isu soo noqoshada soomaaliweeyn ee waxaan diidanahay nin isagiiba wax istari waayey in uu i yiraahdo an kuu taliyo.Reer puntlaan waxay ogol yahiin aynuu wada tashano kaliya.

  4. Atoore USC yaad u taqaan horta? Ka waran hadii Xassan Sheekh, Sheekh Shariif, Fiqi, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur, Odowaa, Mahad Salaad iyo qolo kale oo siyaasiyiintii Hawiye ah oo fara badan intaba ay taageersanyihiin Axmed Madoobe oo weliba qaarkood ay Kismaayo la joogaan yaad uga hiilineysaa ayay kula tahay Axmed Madoobe? Maxaadse ugu hiilineysaa Dadkii dad u xigay ee reer tolkii oo Seeraarkii Raaskiyanbooni la ahaa ee Kismaayo la qabtay iyo Xiddig oo ahaa dadkii la dhisay kuna dagaalamay garabna siiyay Jubbaland markii Xassan Shiikh iyo Fiqi iyo kuwa kale ee la joogo ay diidanaayeen iyo Ciilmooge iyo oomaar oo intaba tolkii ah oo la jifo ah weeye waxa uu diidanyahay oo la dagaalamayo Madoobe marka yaad u hiilisaa yaadse ka hiilisaa, iska iloow cajalada ah Farmaajo iyo Kheyre ayaa arrimaha Kismaayo lug ku leh waa waxa masaakiinta loo sheegayo ee lagu awr kacsanayo waa sheekadii kenya iyo imaaraatka filinkaa ee meesha waxa isku haya waa Axmed Madoobe iyo tolkii oo leh is bedel ayaan rabnaa 8 sanno ayaad meesha fadhiday waxna ma aadan keenin horumar ah xitaa Caasimadii Jubbaland ee Bu’aale shabaab ayaa heysata waadna ka kicin weyday ee adeeroow naga hor leexo iyo maya inaan sii joogo ayaan rabaa meeshaan anigaa xoog ku qabsaday kuna heysanaya marka Atoore bal ka so fikir 2daa garab ee tolkaa ah kii aad u hiilin lahayd iyo kii aad ka hiilin lahayd inta sheekada Hawiye iyo Farmaajo iyo Kheyre iska deysid wax waliba runteey imaan si kasta oo been loo wareejiyo ogoowna Axmed Madoobe dhibka ugu badan ama hogaamiye kasta oo Soomaaliya meel ka heysta ama ka taliya walaahi dhibka ugu badan wuxuu ku heynayaa dadka dad u xiga oo ugu dhow maxaa yeelay qabiilada kale lamaba joogaan oo nin walba dhulkiisuu joogaa hadii uu doono inuu wax ku darsadana qabaa’ilkaa kale waa inuu soo jiitaa oo iska dhisaa oo wax badan u qabtaa si uu taageero uga helo laakiin kuwa reerkiisa ah inuu iska leeyahay ilaahay ka sokow ayuu u arkaa oo aay waajib ku tahay inay u dhintaan si ay ugu dhintaana waa inay u baahnaadaan mar walba marka ayaguu ugu darnaadaa oo madaxa uga istaagaa dhibkiisa iyo xumaantiisana iyaguu ku hayaa.

    • ASc.
      KU:Mahad.
      1.USC waxaan u aqaan jabhadihii beelaha Hawiye ee bur-buriyey dawladdii soomaaliya,xasuuqayna soomaaliweeyn haddana moora duugay.
      2.Mahadoow nimanka ad kor ku soo sheegtay magacyadooda sina ulama jiraan Axmadoobe ee ratigooda bay ku kacsanayaan ama waxay rabaan in ay Ina farmaajo Kursiga kALKA wareegaan oo waa xukun doon.Nimankaasu muraad kale ma leh ee waa jagooyin doon.Xassan Shiikh markuu sheeganayey madaxweynaha waa kii labo sano la soo dirirayey Axmad Madoobe.Markuu kismaayo ka quustayna Xassan waakii dagaalkii u badalay puntlaan oo lagu soo dilay 320 wiil oo soomaali ahaa oo laga soo diray xamar.Calaa kulli xaal Shariif iyo Xassan Shiikh labaduba waa cadawga koowaad ee Axmad Madoobe iyo reer puntlaanba.
      3.Labada nin ee habar Gidir way iska harjadayaan oo talo iyo tabar midna ma hayaan.Haddii ay cid waxtarayaan may taraan beelaha Habar Gidir oo maanta la meel ay saldhigaan?May ka naxaan 1,000kii qof ee lagu gubay xaafadda Soobe ee xamar?kunkaas qof oo u badnaa beelaha habar gidir.Kama ay hadlaan oo shaqoba kuma leh.Waxayse ka hadlaan waxaan faa’iido ugu jirin oo ah Ina farmajaa saas iyo saas ayuu yiri.May heshiisiiyaan habar gidir kaliya?Habar Gidir oo dhulka ay dagtaa uu ka yar yahay300 oo kilometers.Maxaa xamar ku imtixaamay?Haddii ay rabaan xamar ha yimaadeen markay soo nabadeeyaan beelaha Habar Gidir.Intaas kaliya ma aha arintu.

  5. Yaa #Soomaaliya geliyey mugdiga ugu xun ee fashilka siyaasada dalka ….. ku eedaynaysa xadgudubkii ay sida khiyaanad uga gashay Shacabka Iyo dalka …
    —————————————————————————————-
    Soomaalida”: Midkee Daacad U Nahay Maanta”?…..
    1)Soomaalidu: Waa Talo nin Kuma Filna 2-Labana Ku Hashiin-weyday.

    2)Soomaalidu”Maanta?.. Hadalna Rumbaa Lagu Cadeeyaa?..Ilkana..Rumay?..
    ———————————————————————————
    Soomaalidu: Wild Wild country?…..

  6. Kismaayo”: Cadaawad Deegaan Mise Caqli Xumada (Villa Wardhiigleey”)?…
    ————————————————————————–
    Farmaajo” & khAYRE: Dowlada Dal U Baahan In Laga Xoreeyo Maskaxdii Duugoobay?..
    Waar wadaniyadii halkay martay caqligii iyo damiirkeenii halkuu ku danbeeyay.
    1)kismaayo: Faraglinta Qaawan (xukuumada farmaajo)?…
    2)Kismaayo”: Faragalinta Qaawan (Beesha Mareexaan)?..
    3)kISMAAYO: Faragalinta Qaawan (Beesha Hawiye)?….
    —————————————————————
    Viva SAyad Axmeed MADOOBE ISKA CELIYA -MOORYAANTA/VILLA -MURUSADE

  7. ASC.
    KU:Mingistu Saar Soo dagay.
    Soomaaliya waxaa xumeeyey oo qaribay maamulkii xumaa ee M.S.Bare.Waxaana DAB qabad siiyey Hawiye.Dabkii uu Hawiye shidayna wali wuu HOLCAYAA.Dabkaas Holcayana waxaa ku laalaya beelaha hawiye.Dabkaasna waxaa ku wax yelooba dad masakiin ah oo an isdifaaci karin.Ugu dambayn soomaaliya waxaa dhulka dhigay ninkii dhintay.Hawiyaana nolol ku xabaalay soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*