Hardan adag oo udhaxeeya Jabuuti iyo Kenya oo so rasmi ah usoo shaac baxay.

Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa ku loolamaya kursi ka bannaan xubnaha aan joogtada ahayn golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, labada dal waxaysan jawaab ka bixin baaqyo ay isku direen oo la xiriira inuu midba midka kale u tanaasulo.

Labadaan dal ayaa codsiyadooda la xiriira danaynta kursigaan u gudbiyay Qaramada Midoobay iyo Ururka Midawga Afrika.

Balse labada dal midka ku matalaya kursiga Afrika, waxaa bishan go’aamin doona ururka Midowga Afrika.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*