Jabhadda Xorreynta Khaatuma oo dagaal xoogan kuqaaday Laascaanood + Khasaare kadhashay.

Wararka ka imaanaya magaaladada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool isla markaana kusoo dhacaya warqabadka Marqaannews ee Somalia ayaa sheegaya in xalay halkaasi markii labaad ay soo weerartay jabhadda xoraynta Khaatumo ee uu hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug.

Dableey hubaysan oo ka tirsan jabhadda ayaa weerar ku qaaday Xarunta qaybta Booliiska ee gobolka sool oo ay ku sugan yihiin ciidanka Booliiska Somaliland waxaana mudda saaacad ah halkaasi laga maqlayey dhawaaqa hubka culus iyo rasaas tiro badan.

Dableeyda weerarka soo qaadday ayaa sida la sheegayo goobta isaga laabtay welina lama xaqiijin khasaaraha kala gaaray labada dhinac.

Sidoo kale habeen ka hor ayaa dableey hubaysan oo ka tirsan isla jabhaddan waxay weerar ku qaadeen xerada loo yaqaanno Buurta Sayidka ee magaalada Laascaanood oo ay ku sugnaayeen ciidamada Somaliland

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. Waan taageereynaa Jabhadda , war isaka Xoreeya Gunta guntu dhashay, ee gurigiina degay, horta kuwa idinka ah ee u shaqeeya Cashuurta idinka qaada, iska erya, iyaga ayaa ka xun , kilaabtaas. wax la arkay ma aha, in iidoor laascaano ku mar ku taagleeyo. warmeesha ka kaca.

  2. Ku cel celi beeenta si run loo moodo…. dagaal ayaa dhacay socday 14 saacadood qof dhintay iyo dhaawac ma jiro cid qaxday ma jidho… kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Alla Dawlada Somaliland dulqaad badanaa. Waan la yaabey anigu. Ninkan Faysal falaalug loogu yeedho iyo inta yar ee uu saqaha dhexe la gudo, hadii la qabto ama la laayo Isagoo dulaan gaadmo ah ku jira dadbaa hadhow odhan doona anaga qabiilkayaga ahaa iyo magtiisii baanu dooneynaa. Kkk Soomaaliyi indho adeyg wey dhameysey. Kuwey xabadoodu ku dhacdana juuq ka odhan maayaan, hadii loo itaal sheegto oo la qabto ama la laayona qeylo ayay afka ku shubanayaan. Kkkk

    Oohina afka haku shubtaane anigu waxaan odhan lahaa waxa la gaadhey goortii ninkan iyo inta yar ee uu soo lugooyeyba lasoo afjari lahaa, nolol iyo dhimasho key doontoba ha ahaatee.

  4. Faysal falaalug.. waa miskiiin la isticmaaalo. marka qaadka loo qaadi waayo ayuu xabad darbiyada ku dhuftaaa wuuuna cararaa, lama arko.
    marka dhibaato intaa ka duwan sameeyo dhimasho timaado. dib loo maqli maayoo faysal faalaalug futo xume.

  5. dulli baad thy raG gaalada dhulkooda inay kasaaraan doonaya ayaad dabley hubaysan ku sheegaysaa waa ciidan dhab ah oo haysta 99% taageerada shacabka ssc markaad wax qoraysaan cid laiskama gado doofaar ficil daraa loo cadaabay , meesha caano laisu lisi maayoe ku dagaalan mediaha hadii kale iska dhig magaca magaalada nada

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*