Maxkamadda sare ee Puntland oo maanta goaan ka gaaraysa eedeysanayaashii tacadiga kudilay Caaisha Ilyaas “Xarunta gobolka maxaa kasocda”.

Sida ay sheegayaan wararka kusoo dhacay xafiiska warqabadka ee Marqaannews ayaa sheegaya in Saddexdii xukmane ee loo haystay dilkii iyo kufsigii Marxuumad caaisho ilyaas ayaa hada la geeyey hoolka Gobolka nugaal.

Maxkmada sare oo Axadii dhageystay kiiskan waxaana lagu wadaa in maanta ay xukun rido kaas oo si wayn loo wada sugayo.

Faahfaahin sheekadaan naga filo insha Allah

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*