MUUQAAL:Ilhaan Iyo Rasahiida oo Fastiin booqanaya Israil Xayirad Saartay.

Ilhaan Cumar ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso tallaabada Israa’iil ay ugu diiday in dhulkeeda ay galaan iyada iyo xildhibaan kale oo lagu magacaabo Rashida Dhaalib.

“Xubin ahaan oo ka tirsan guddiga Arrimaha Dibadda (Congress-ka), waa shaqadeyda in aan la socdo kaalmada caalamka ee Mareykanka uu bixiyo iyo sharciyeynta ku dhaqanka xuquuqda aadanaha e daafaha caalamka”, ayey Ilhaan ku qortay warbixin at ku baahisay boggeeda Twitter-ka.

“xayiraaddii Trump ee Muslimiinta uu saaray waa tallaabada ay Israa’iil meel marineyso, markan waxaa la bartilmaameedsaday laba xubin oo si sharci ah loogu doortay aqalka Congress-ka”.

“Waxaa wax laga xumaado ah in arrintan aysan la yaab lahayn, marka loo eego dhanka bulshada, kaas oo si joogto ah oga goos haysta dadaallada nabadda”, ayey tiri Ilhaan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASC.
    Gabdhaasu way lalmanayaan ee yaa la taliyo oo ay taladiisa maqlayaan?Wayse fiican tahay in ay ka hadlaan arimo badan oo quseeya shaqooyinkooda.Hase ahaatee khatarteeda bay leedahay.Waxaan dhihi karaa Ilhaan baa duufsatay Rashiida.Waayo Rashiida markii la doortay mudo badan bay aamusnayd.Meesha ay Ilhaan habeen iyo maalinba qaylada oogeeysey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*