Raiisl wasaaraha Somalia oo hambalyo ku aadan 1da August udiray shacabka Puntland.

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa Bulshada Puntland ugu hambalyeeyay sannad guurada 21 aad ee ka soo wareegtay xilligii dhidibada loo taagay “1998-dii”.

“Hambalyo, dhammaan reer Puntland. Waxaan idiinku hambalyeynayaa munaasabadda 21 guurada ka soo wareegatay markii la aasaasay Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan bogaadinayaa horumarka ay Puntland ku tillaabsatay 21kii sano ee ay jirtay” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Hanbalyada uu soo Diray R/khayre ma’ah mid ka dhaba wa mid Qiiq isku Qaris ah,hadu Duco Qabe yahay waxa lagu arki laha fagaraha Garoowe,hase yeshe puntland wa ku jeeda,wana ka shisheysa wana ka sokeysa,shacbiga puntland qof Xun waxba kama Qado.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*