Sawiro Degdeg:- Ciidamo dheeraad ah oo hadda laga dejiyay garoonka diyaaradaha dhuusamareeb.

Kolanyo cusub oo katirsan Ciidanka AMISOM ayaa Goor-dhaweyd gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Ciidanka cusub ee gaaray Dhuusa-mareeb ayaa la sheegay inay yihiin Ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM, kuwaas oo kasoo baxay saldhigyo ay ku lahaayeen Degaano katirsan Gobalka Hiiraan.

Saraakiil katirsan Ciidanka AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka ayaa ku soo dhaweeyay Ciidanka oo wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa gaashaman banaan Dhuusa-mareeb, iyadoona loo galbiyay gudaha Magaalada.

Ciidankan cusub ee saaka gaaray Dhuusa-mareeb ayaa ku biiraya Ciidan katirsan Howlgalka AMISOM, kuwaas oo shalay gaaray Dhuusa-mareeb.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Ciidamadi Ehlu-sunna waxay noqdeen kuwa xamar la geeyo iyo kuwa jihadi ay ka luntay.
    Habargidir filimkoodu waa la soo af-jaray. marna sacad hubkiisi aya la qaatay marna ceyr hubkiisa aya la qaatay.
    Goboladda dhexe edeb ayey ku joogi doonaan iljeex.

  2. Hawiye waxaa ku rafanaya dhibaatooyinkii ay ugeeysteen soomaaliweeyn iyo umado kaleba.Hawiye mid an waxba dhimin iyo mid dambiile ah maanta way wada dhiban yahiin oo waxaa haysta dhiigii badnaa ee ay daadiyeen.Waxaa ka soo kor baxay dambiyadii la fiicnaa markay falayeen.Tii aakhirona waa wali iyo markeeda.Hawiye maantay ugu daran tahay oo ay la yahiin meel ay nabad u joogaan sacado kaliya.Dhulkii baa ku yaraaday.xaqqii ummadihii ay xasuuqeen baa ka soo kor baxay.Markaasay waxkastaba ku hiishiin la yahiin.Dambiyada ay geysteen Mooryaan hawiye waxaa dhibi ka soo gaartaa kuwo kale oo hawiye ah oo wada masaakiina oo an waligood cidna dhibaato u geeyan.Waana tii horay loo yiri dabkii uu Munaafaq shido mumin baa ku gubta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*