Sawiro:- Dhoolatuskii ugu balaadhnaa oo lagu soo bandhigay Buuhoodle iyo hubkii oo dibadda loo soo saaray + calanka somalia…

Magaalada Buuhoodle ee xarunya gobolka Ceyn waxaa maanta lagu qabtay munaasabad balaadhan oo lahu xusayay maalinta aasaaska Pubtland oo ku beegan 11st August.

Munaasabada maanta ayaa waxaa barbar socday dhoolatus ciidab oo ay sameeynayeen ciidanka difaaca gobolka ceyn Kuwaas oo kuhubaysanaa hub culus.

Ciidanka oo ruxaya calanka buluuga ee somaliyeed ayaa socod kumaray wadooyinka waawayn ee magaalada iyadoona ay umuuqdeen kuwa fariin cad udiray cadawga shacabka Ceyn.

Halkaam hoose kadaawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*