Sawiro:- Saxaafadda Japan oo raiisal wasaaraha dalkaasi ku eedeeysay inuu jeclaaday calanka Somalia.

Saxaafadda japan ayaa Ku Eedeeyay Rayzal Wazaaraha Dalkooda inuu Jeclaaday Calanka Soomaaliya

Kadib Shirkii Dhaqaalaha Ee Afrika iyo Japan Rayzal Wazaaraha Japan Ayaa Ka Codsaday inuu Sawir Lagalo Madaxweynaha Somaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo

Saxaafadda Dalkaas Ayaa Ku Eedeeyay Rayzal Wazaaraha japan inuu Aad Ujeclaaday Calanka Somalia Sidookale Uu ilaaway Calanka Dalkiisa japan

Shacabka japan Oo Maanta Baraha Bulshada Ku Cabirayey Dareenkooda Ayaa Sidaan Kusoo Qorayey ” Rayzal Wazaaare Waad ilowday Calankii Dalkaaga is Casil”

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Illaa bilihii la soo dhaafay waa wadankii labaad oo si dhab ah u jeclaada calanka soomaaliweeyn.Bilo ka hor waxaa jirey wadan ku yaal south ameereika oo aad u jecladay calanka soomaaliya oo xattaa ay meelo badan surteen dadkii wadankaas ee jeclaaday calanka soomaaliya.Laga yaabee in ay si yiraahdeen soomaaliya waa la kala qeybsaday oo sooma noqon doonto ee aynuu qaadano calankaan qurxoon.Laakiin waxaa jooga Ilaahay (swt) iyo raggii soo fakaray calankaas.Calankaas dhibta loo soo maray iyo intii waqti laga soo fakarayey maxuu Mooryaan ka ogyahay?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*