Sunday, July 5, 2020

Monthly Archives: September 2019

XASAAS + DAAWO VIDEO: ”Xisbiga Waddani isagaa isku Caddeeyay in uu Jabhadaha Somaliland Abuuray,...

0
XASAAS + DAAWO VIDEO: ''Xisbiga Waddani isagaa isku Caddeeyay in uu Jabhadaha Abuuray, Ceebna way ku tahay caasuumadii Cali Khaliif'' Xukuumada Biixi oo u Jawaabtay...

Warbaahinta Kenya oo qirtay in kenya looga adkaaday kiiskii Badda.

1
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoraya in Kenya ay ku guuldarreysatay inay Soomaaliya heshiis saaxiibtinimo la gaarto. Wargeyska wuxuu xusay in...

DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe oo Cay Iyo Gaf U Gaystey Dowlada Jabuuti Iyo Madaxweyne...

2
Faysal Cali Waraabe Ayaa Weerar Ku Qaaday Madaxda Soomaalida Sida Looga bartay Isagoona Meelna Waysada ka Dhowrsan,waxaa uu Caayey Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele...

Dadkii Magaca lahaa Somaliland oo Muuse Biixi Ku Wada Kacay,Wariye Bushaaro Baande Karbaashtey Muuse...

1
Dadkii Magaca Lahaa ee Baraha Bulshada Wax Ku Qori jirey Ayaa Wada Dhibsaday Siyaasada Muuse ,Iyadoona dadkaasi Dhaliilayaan Sida uu Miltryga Awooda u qabsaday. Wariye...

DAAWO VIDEO:Sucudiga oo Diidey talaabo military oo Laga Qaado Iran Trump Ka Codsaday Nabad

0
Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa wraeysi uu bixiyey axaddii ku sheegay in dagaal dalkiisa uu la galo Iran uu burburin doono dhaqaalaha dunida,...

DAAWO VIDEO DEG DEG :Cali Khalif oo Muse Biixi Amray In la Xidho Kadib...

4
Siyaasiyiintu waxay isticmaalaan halkudhigyo iyo halqabsiyo siyaasadeed (Political Narrative). Halqabsiyadaas oo u jeedadoodu tahay inay ku jiheeyaan qaab-fikirka bulshada si ay u helaan bulsho hadafkooda...

DEG DEG:Khilaaf ka Dhashay Nin Sarkaal Shabaab Dowlada Soomaliya Xabsi ka Siidaysey oo...

0
Dowladda Kenya ayaa shalay shaacisay in dalkeeda uu 24-kii bishan soo galay Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi oo loo yaqaan Ciise Tarabuun, kaasi oo dowladda Soomaaliya ay horey...

Qormo:Waxaa La Joogaa Xiligi Ugu Ficnayd Soomaliland Midnimo Lagu Soo Dabaali lahaa,Sidee Loogu Dabaali...

2
Hadii la Helo madax Qaran oo Soomaaliya Dowlada Faderalka Soomaaliya Ku Matalaya Waxaa la Joogaa Xiligi Ugu Ficnayd oo Shacabka Maamulkaasi lagu Kasban lahaa,Isla...

DAAWO VIDEO:XOG Qaabka Loo Diley Ilaaliyahi Boqorka Salman oo Cabsi Ku Abuurtay Mohamed Binu...

0
Waardiyihii khaaska ahaa ee daba taagnaan jiray boqorka dalka Sacuudiga, Salman Bin Cabdul Casiis ayaa geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku furay nin...

DAAWO VIDEO:Daahir Riyaale Kaahin oo Borama kaga Dhawaaqay Arin Adag”muuse Biixi Reer Awdal U...

1
Madaxweynahii  Hore ee Soomaliland Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Si'Adag Uga Hadlay saami Qeyb Siga Soomaliland Iyo Tabashada Reer Awdal ka Qabaan Maamulka Soomaliland Xiligani...

Madaxweyne Xaaf Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Heshiis Uu La Galay Dowladda Federaalka

2
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyay inuu dib ula soo laabtay Mas’uuliyadiisa Galmudug,kadib markii dhawaaan uu u wakiishay Wasaaradda Arrimaha...

DAAWO VIDEO: “Bisadda ku nool Hargeysa ayaa Nasiib Wanaagsan, Qofka Muqdisho Jooga!” waxa yiri...

0
DAAWO VIDEO: “Bisadda ku nool Hargeysa ayaa Nasiib Wanaagsan, Qofka Muqdisho Jooga” waxa yiri Maayarka magaalada Hargeysa Solteelko.

Ilaaliyihii gaarka ahaa ee Boqortooyada Sucuudiga oo lagu dilay toogasho kadhacayday Magaalada Makkah.

0
Warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa waxaa ay baahisay in Taliyihii ugu sarreeyay Ilaalada Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sacuud xalay lagu dilay Magaalada Barakaysan ee...

Maxkamadda Racfaanka Somaliland oo ayyiday xukunkii sharci darrada ahaa ee lagu riday Wariye Coldoon.

0
Maxkamadda racfaanka Maamulka Somaliland ayaa waxaa saaka ka soo hormuuqday C/Maalik Muuse Coldoon oo horay ay u xukuntay Maxkamadda Gobolka Waqooyi Galbeed. Maxkamadda Racfaanka ayaa...

Faroole oo Kismaayo Kusii Jeeda Dowladana Weerar Culus Ku Qaaday Muqdisho

3
Faroole oo dowladda ku dhaliilay faragelin inay ku hayso Maamul Goboledyada Cabdi raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka...

DEG DEG:Dhaq Dhaqaaq Ciidan Soomaliland Iyo Puntland Gobolka Sanaag Puntland oo Ku Dhow Ceerigaabo.

0
Wararka Laga Helayo Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya In Laga Dareemayo Dhaq Dhaqaaq Ciidan oo Xoogan Puntland Iyo Soomaliland,Soomaliland Ayaa Ciidamo badan Gobolka gaysey Kadib...

Fiqi”Nacaybka Dowladnimada Ma Nacaybka Dhulbahante Ayuu Ku daray ?

5
Fiqi oo Inta Badani Dowlada Weerarku Ah Iyo Daroodnimada Kursiga Jooga Ayaa Weerar Ku Qaaday sawir Madaxweynaha Soomaaliya la Galay Kornayl Tuke oo Soomaliland...

DAAWO VIDEO:Shacabka Kismaayo: Xasan Sheekh 70 qof uu kismaayo ku dilay Sheekh Shariifna Asoo...

1
Shacabka Kismaayo Ayaa ku Eedeyey Sheekh Shariif Iyo xasan Sheekh Inay Doonayaan Inay dadka Iska Horkeenaan Tagidooda Kismaayo,Isla markaasina Horay Dhibaato Deegaanka Uga Haysteen, Saalax...

DAAWO VIDEO:Madaxweyne ugu Cajiib San Afrika Rwanda Dhig Dadanaya Singpore Afrika Ubadaley

0
Paul kagame wuxuu dhashey 23-kii Oktoobar 1957) waa Siyaasi Waayo Arag Ah Horana U Ahaa hore hoggaamiye milatari . Hada waa Madaxweynaha Ruwanda, isagoo...

Madaxweynaha Jabuuti oo Niyad Jabiyey Maamulka Soomaliland Midnimada Soomaaliya Iyo Wada hadalada

0
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta ka hadlay wada-hadala Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo muddo badan hakad ku jira. Ismaaciil Cumar Geelle...

DEG DEG:Dowlada Soomaaliya Iyo Jubbaland oo Isfahmey Diyaaradahii Kismaayo oo Dowlada Fasaxay

1
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa si rasmi ah u fasaxday duulimaadyada rayidka ahaa ee Muqdisho iyo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wasiir ku...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Galayr Iyo Hure Buuba oo Ku Biiray Xisbiga Wadani”Ciro Mujaahid...

2
Xisbiga Wadani Ayaa u Muuqda Awooda Inuu La Wareegey Maamulkaasi,waxaana Ku Biiray Siyaasin Waweyn oo Qaarkooda Xilal Sare Soomaaliya Ka Qabtay,Raga hada Xisbiga Ku...

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: ”Muuse Biixi dawladdii loo dhiigay qoys buu ka Jecelyahay”...

0
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: ''Muuse Biixi dawladdii loo dhiigay qoys buu ka Jecelyahay'' Siyaasi Mawliid Qaro oo si Kulul u weeraray Madaxwayne Biixi

DAAWO:- Jabhadaha ka curanaya Somaliland oo sii kordhay + Jabhadda Awdal kadilaacday maxaad ka...

2
Warar kale oo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya jabhadaha kusii baahaya deegaanada Somaliland iyadoona siyaasiyiinta arintaasi ka hadlaya ay sii kordheen. Siyaasi Maxamed Axmed Cumar...

DAAWO:- Wasiiro iyo saraakiil ciidan oo gaaray Buuhoodle + Xiisad laga baqayo “Wasiiradii ugu...

1
Ugu yaraan shan wasiir oo ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo askar aad uhubaysan ayaa maanta gaaray magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Wafdigaan oo ka...