Akhriso:- Fariin katimid Buuhoodle kuna socoto RW.Kheyre.

Fariintan waxay ka timid Dhalinta reer Buhoodle.

Mudane Raisulwasaare Reeer Buhoodle Wa Dad Ay ka go’an Tahay Qadiyada somalinimada Waxayna Hamuun U qabaan Dawladnimada.

Raisulwasaare Garoonka Buhoodle Wuxu Kaga Baahan Yahay Hiil Buhoodle Wa Hooyadi Darawisheed

Waa Hoygi sugaanta Waxaa kaso Jeeda Ali dhuux Iyo Ismaacil Mire Iyo Abwaan Samatar Baxnan

Raisul wasaare Waxaan Ka codsanaynaa Hadaan Nahay Dhalinyarada Buhoodle Inaad garooonkan Ku ciyaarno E xabado staduim O ah Mid aan Weligi helin Hiil Dawladnimo Iyo Mid Maamulba

Raisulwasaare Buhodle Wa Xudunti Halganki somalinimo

Garoonka Buhoodle Wuxu kaaga baahan Yahay Hiil

Mudane Waxaan Si Xushmad Leh Kaaga codsanaynaa Inaad Garoonka Xabado staduim aad u Fidiso Taaakulayn Dhismo
iyo Deeqba Sida aad Garoomada
Gaalkacayo dhuusamareeb Baydhabo Iyo Garoowe Aad u Ugu Fidaysay Taakulaynta

Maanta waxaan Haysanaa Raisul wasaare Muhiimada Siinaya dhalinyarada

fadlan U Hiil Garoonka buhoodle

Reeer buhoodle Wa Dad Abaalka Aan Ilaawin

Ku Socota raisul wasaaraha Somalia

Fariintan waxa Diraya dhamaan Dhali yarada Buhoodle.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. ASC.
    Buuhoodle, aniga waxay IILA MID tahay Degmo ka tirsan Caasimadda XAMAR oo waxaa ka taagan BULUGLAYDI, Marka waa inay Dowladda Somali si gooniya ula socoto oo baahideeda u haqab tirto. WBT.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*