Akhriso:- Maxay tahay natiijada kasoo baxday shirwaynaha maalgashiga Puntland ee maanta lasoo xidhay.

Shir weyne ku saabsan Maalgashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa Galabta soo xirmay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban saddex bog oo faahfaahinaya arrimihii shirka looga hadlay.

War-murtiyeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka dihin ee ku duugan degaannada Puntland islamarkaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here