Akhriso:- Somaliland oo shaqada ka joojisay gabadhii diyaarisay barnaamijkii kisaabsanaa “hablaha qayila”.

Sagal Sheekh Cabdiraxmaan Filibiin oo ahayd soo saarihii barnaamijkii hablaha ee lagu sheegay inay marfishyo lagu qaylaa Hargeysa ka jiraan ayaa laga joojiyey shaqadii ay ka haysay wargeyska dawladda ee Dawan oo ay ka tirsanayd.

Warqad ka soo baxday xafiiska wargeyska dawladda ee Dawan ayaa lagu sheegay in Sagal ay u shaqo tagtay hay’ad kale oo warbaahineed iyadoo ka tirsan wasaaradda warfaafinta Somaliland.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Maamul beeleedka iduur wuxuu shaqada Ka joojiyay gabar ka hadashay hablaha iduur ee marfishyada lagula qayilo laakiin waxay dallacsiisay wiilkii soo bandhigay gay school 🏫 training in hargaisa kaasoo lagu barto isu galmoodka ragga (Khaniisiin) hore waxaa caadi uga ahaa Ajaanibtu inay si xor ah hotelada ula seexdaan hablaha dambina kama ahayn khamriga iyo tumashada, waxaana jira goobo lagu saamilaylo oo dhallinyarada rag iyo dumar ku hasaawaan halkaasoo lagu tumo music 🎵 iyo heeso ay iskula dheelaan hablo iyo wiilal, hargaisa waa goobta ugu fisqi iyo fasahaad badan somalia 🇸🇴 haddana ururka Alshabaab kama hawl galaan hotellada ajaanibtu hablahaa yay yar ku saqiir gawracaan, waxa hore looga furay Catholic Church ⛪️ kamana aysan hadlin!!! !!! !!! Arrimahan isbiirsaday oo diinta islaamka xadgudub wayn ku ah waxay daaha Ka rogeen tuhun wayn iyo shaki, waqti badan ayaa laga hadlayay xiriirka Ka dhexeeya maamul beeleedka iduur iyo ururka Argagixisada Alshabaab taasoo markasta ay beeninayeen maamul beeleedka beesha iduur, laakiin su’aashu waxay tahay haddii Alshabaab diin u gargaarayaan oo jihaadku dhab Ka yahay kkk kkkk kkkk kkk kkkk maxa fisqiga hargaisa Ka dhacaya uga hadli waayeen ? Maxa dhiigga somalida koonfured Alshabaab u xalaaleeyay oo dhiiga somalida waqooyi Ka xarrimay? Wax noosheega kkkk kkkk kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*