Daawo:- Axmed Madoobe oo hanjabaad aan horay loo arag udiray DFS “Dalkii aan doono wan uduuli karaa”.

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed maxamed Islam oo maanta saxaafadda lahadlay ayaa ku goodiyay erayo adag oo kadhan ah DFS.

Axmed Madoobe ayaa sheegay inuu waxbadan sameeyay dulqaad balse hadda uu ka dhamaaday dulqaadkii lana gaaray xilligii uu bixin lahaa jawaab ka dhan ah Dowladda.

Xayiraada duulimaadyada ee saaran kismaayo ayuu sheegay in isaga lagu cunaqabataynayo balse waxa uu Tilmaamay in meeshii uu doono uu usafri karo , Halkaan ka daawo hadalkaas Madoobe

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*