DAAWO: Dagaalka Iiraan & Sacuudiga, maxaa laga filan karaa xaaladda labada dal.

Dhacdadii lagu burburiyey labo kamid ah Ilaha ugu waa weyn ee Dhaqaalaha Sacuudiga waxaa sare u kacday arrimaha ku saabsan khatarta cabsida dagaal ee laga qabi karro isku dhac hubeysan oo dhexmara dalalka Iiraan & Sacuudi Careebiya.

Mareykanka ayaa Iiraan ku eedeyey in ay ka dambeyso dagaalkii lagu qaaday Halbowlaha Dhaqaalaha Sacuudiga, laakiin taasi wey diiday Tehran waxayna sheegtay in aysan waxba ka ogeyn.

Muuqaalo laga helay xagga Sirdoonku waxay muujinayaan welwelka laga qabo in ay labada dal dagaalamaan, waxaana Maxamed Bin Salmaanka Sacuudigu uu marayaa wado kasta oo uu awood u leeyahay maanta.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*