Daawo:- Goalkii geerida ee quusiyay ciyaartooyda qarankeena “Somalia vs Zimbabwe”.

Lugto labaad ee ciyaarta Somalia iyo Zimbabwe ayaa gowr dhaw soo dhamaatay waxaana ay ku idlaatay natiijo aysan mahdin dadka Somaliyeed.

Ciyaarta oo xamaasad ulahayd shacabka labada dal ayaa yeelatay wejiyo sikimo isku badbadalay.

Waxay ciyaarta kusoo dhamaatay 3-1 oo Zimbabwe ay guusha kuraacay wallow daqiiqadihii hore ay hogaanka guusha haysay Somalia.

Afar daqiiqo oo dheeraad ah oo lagu daray ayaa toos uqiisisay ciyaaryooydii somalia iuo taageerayaashooda.

Halkaan kadaawo goalkii geerida.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. zimbabwe Vs Somalia”…. ciyaar waa galin danbe?…
    —————————————————–
    Somalia”: The football players showed a very high level of excellence and even the attendees were attracted?…
    ————————————————————————————
    the second-leg-( aad iyo aad ayaan uga xunahay?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*