Daawo:- Goalkii quruxda badnaa ee ay ku badiyeen xulka qaranka Somalia “Madax qurux badan”.

Ciyaar kamid ah is reebreebka tartanka koobka aduunka ee 2020 kadhacaya dalka qatar ayaa dalka Jabuuti oo ah guriga Somalia kudhexmartay xulalka Somalia iyo Zimbabwe.

Ciyaarta oo ahayd mid ay aad uxiiseynayeen bulshada Somaliyeed ayaa ku dhamaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday qaranka dalkeena.

Gool qurux badan oo madax ah ayay daqiiqadihii udambeeyay ee Ciyaarta heshay somalia kaas oo badalay shucuurta dadka somaliyeed.

Halkaan kadaawo goosgooska ciyaarta iyo goalka guusha qarankeena.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*