DAAWO: Kenya haddii ay ka baaqato Maxkamadda hor-tagideeda Soomaaliya guusha ma yeelanaysaa?

Haddii ay Soomaaliya si cad u diiday dalabka Kenya ee kuwajahan in dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda badda ee furmaysa 9-ka bishan, waxay ka dhigan tahay in ay ka baaqsato, haddii ay baaqsatana waxaa ka dhalanaya xeerar kala duwan oo ay jabisay Kenya.

Sidda ku cad Dastuurka ama xeerka Maxkamadda Cadaaladda Aduunka qodobkii 153aad wuxuu dhigayaa in dacwadda la dhageysanayo, iyadoo uu maqan yahay garabka maqan ee dacwaddu kala dhaxaysay cidda joogta.

HALKAAN KA DAAWO FAAHFAAHIN

Dadka Soomaaliyeed ayaa ku foogan sidii ay u ogaan lahaayeen xaqiiqooyinka ku wajahan arrimahan, waxaana ay Soomaalidu ku qanacsan tahay xukun kasta oo ay gaarto maxkamaddaas, iyadoo ay dawladda Soomaaliya ku adkeystay marar badan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*