DAAWO: M/weyne Farmaajo oo arrin aan lafileyn kala kulmay Galmudug, cadeeyeyna.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii labaad ee qorshaha dhammaystirka dhismaha maamul mideysan oo hana qaada, kana tarjuma hiigsiga iyo himilada bulshada Deegaannada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka mideysan ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee horseeday qabanqaabada iyo qabsoomidda Shirweynahan, isaga oo ku ammaanay bulshada, waxgaradka iyo haldoorka deegaannada Galmudug biseylka ay muujiyeen iyo in ay wadajir ugu istaageen ka mira-dhalinta fursaddan taariikhiga ah.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u ballanqaaday shacabka reer Galmudug in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la garab taagan tahay taageero joogto ah iyo sidii ay u xaqiijin lahaayeen himiladooda iyo horumarka ay hiigsanayaan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Mareexaan maahan dad lagu xisaabtamo oo waxaa markhaati ka ah Cabdullahi Farmaajo. Mareexaan waa wax matarayaal aad u caqli liita oo ah beesha soomaaliyeed ee loogu awr kacsi badan yahay. Haaweydaa kubadda sideeda isugu laad laadda oo ka caqli batay. Waxaa halkaa dhigay xinka OG iyo MJ oo dib jiro ka wada dhigay. Markay horumarka iyo dawladnimada noqoto eber bay taagan yihiin. Farmaajo intuu deegaano Hawiye isku mashquuliyay isu fiirsha iyo inta uusan deegaan Mareexaan cag ba saarin. Saas baa ka dhab ah reerka.

  2. Mareexaan Siyaad Bare marku dhintay bay iyaguna la dhinteen.
    Maanta Eelay iyo yamyam iyo qadaad weyn baa haweysata maalin dhoweyd Digi iyo mirifle Baardheere ayey kula qabsadeen ilkayarta.
    Maalintaas baan ogaaday ilkayar waaba cawaam cidla taagan

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*