Daawo:- Madaxwayne Farmaajo oo toos udaawanaya ciyaarta Somalia iyo Zimbabwe + Dhiiragelin uu usameeyay ciyaartooyda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kooxda Xulka Kubadda Cagta Qaranka ka hor intii aysan bilaaban ciyaarta ay la yeelanayaan Zimbabwe, isagoo u rajeeyay Guul, una sheegay in Qaranka oo dhami la jiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here