Daawo:- Maxaa kusoo kordhay Jabhadda cusub ee ka curatay Somaliland “Muuse Biixi oo kahadalsiiyay dad aan…”.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayay wararka kusaabsan in Jabhad cusub ay ka curatay deegaanka Qorilugud ee Somaliland.

Wararkaas ayaa wadna xanuun kuriday hogaanka Somaliland waxaase wali shaki la gelinayaan jiritaanka jabhadaasi.

Halkaan kadaawo xogta oo dhamaystiran

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here