Daawo:- MD Deni oo soo laabtay laba todobaad kadib laakin wuu diiday inuu saxaafadda afkiisa kula hadlo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo labo todobaad safar ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka.

Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ka warbixiyey Af-hayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Jama Yuusuf Jaamac Dabaraani.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*