Daawo:- MD Farmaajo oo siyaasiyiinta dhigiisa ah ku dhiiragelinaya talaabo uusan isagaba qaadi karin.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay arimaha ku saabsan Tanaazulka mar uu khudbad ka jedinayay magaalada Dhuusamareb.

Madaxwayne Farmaajo ayaa ku celceliyay in Tanaazulka uu yahay geesinimo qofka uu udhashay Balse ma uusan soo hadal qaadin in isaga uu tanaazul samayn doono maadaama Culaysyo badan oo mucaaradnimo ah ay wajahday Dowladiisa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Dab La Ridey

    Akarigii Budhley baan u galay yodhi, durdaba wuxuu ka cawdey labo arimood. Waa ta koowaade wuxuu yidhi Budhleyn beenbey noo sheegtey oo Musharadayadii ayay kasoo bixi kari la dahay. Taas horaa loo ogaa oo timirtii horeba dab wey u la’eyd.

    Tan aan la yaabey baase ah markuu yidhi nimankiina Warsangeli markaad qaadhaanka ururineysaan waxaad ku yaboohdaan Shan Shan iyo Toban Toban Dollar. Waar waxaasi ma idinka foqoraa? Gacan adeygbaa? Mise dan saas usii weyn beydin dhulkiina ka laheyn?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*