DAAWO MUUQAAL:Sida Maamulka Muuse Biixi u Bahdiley Shacabka Laascanood oo Aysan u Hadali Karin Hantidooda oo La Bur Burinayo

Magaalada laascaanood Caasimada SSC waxaa ka socda Burbur xoogan oo lagu hayo Hantida Masakiinta Danyarta ah ee laascaanood,

Laascaanood waxa ka dhacday maanta arrin Foolxun waxaana dhacday in reer laascanood daawadan Burburka Hantidooda oo cagaf cagafyo ay galinayaan wiilal ka yimid Gabilay iyo Hargaysa.

In Qofku Difaacdo Hadii lagu Soo Weeraro Naftiisa iyo Maalkiisa waa Waajib alle furay in uu ka cararo Maalkiisa iyo Caaadhkiisa oo Difaacan waayana waxa lagu Galaya Cadaab,

Daawo Video Halkani Hoose

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Rag Ka yimid hargaisa iyo gabiley inay laascanood burburiyaan oo canshuur Ka qaataan guryaha iyo dadka iska leh laftooda lana laayo oo gumaad aan cidi Ka hadlin lagu hayo waxaa sabab u ah horgallada dhulbahante ee dhuuni dhaafsaday dhulkooda iyo dhashooda, ma ahan wax lagu arkay dunidan intay dhisnayd qabiil u dawladeeya qabiil kale oo gumaysi iyo gumaad isugu daro, tani waa dhaxalka rag aan tashan wa loo talin, nimaan diririn waa la dullaysan., dhulbahante maalin walba daawada dhiigga walaalkiin iyo illinta hablihiinna iyo ubadkiinna.

  2. Dhulbahante” UMA ROONA DEEGAANKA AY KA SOO JEEDAAN”?…..
    —————————————————————-
    1)Iidoor”: Dadnimo haday nagu og yihiin nama *(Qabsadeen)

    2)Dhulbahante”: Ma hayaan hankii laga rabiyo horumarkoodiiye?..

    3)Dhulbahante”: Hartigaba inagoon heefin oo hadal xun aan geysan
    Hareer iska dhige Daaroodku heybta aan nahay ‘e
    Dadnimo haday nagu og yihiin nama hilmaameen’e?….
    ——————————————————————–
    Harti”: Ha is raacdo oo dhawaan ha isku soo hirato

  3. Reer Laascano naceybka MJ ee ku gaamuray baa kala weyn bah dilka idoorku ku hayaan oo joogtada ah. Inay Puntlaan iyo tolkooda guud wax la wadaagaan waxay kun jeer ka door bidayaan inay isaaqu kurka iskaga taagaan. Waa dhaqan weligood lagu ogaa. Waa dulli looma ooyaan ah kuwaas ee waxba haku daalina. Addoonsigay ka helaan ee u daaya qurunka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*