DAAWO MUUQAAL:Soomaliland oo Amar Duldhigtay 10 TV oo Hargeysa Laga Leeyey Una Guuraya Muqdisho Kadib Amar Aysan Qaadan Karin

Maamulka Soomaliland Ayaa Amar Kusoo Rogey TV yada Ka Howl Gala Magaalada hargeysa Kadib Amar kasoo baxay wasaarada warfaafinta Maamulka Soomaliland ,Kadib kulan TV Yada Maanta Kula qaadatay magaalada Hargeysa Ayey Amaro Cuusb Kusoo Rogeen.

TV yadani oo Xarumahooda Ugu Waweyn Sidoo kale Magaalada Muqdisho Ku leh waxay Soomaliland Kusoo Rogtey Inay Warka TV Soomaaliya wararka Debada Kusoo Daraan Taasi oo cadaadis Ku Ah TV yada  Madaxa Banaan oo Ganacsi Ah.

TV-yada Ayaa Amarkani Kaga Cowday Inuu Yahay Mid Saxaafada Lidi Ku Ah Inay Soomaliland Waxay Doonayso Uun TV yada ku Amarto,waxayna halis Ugu jiraan Inay Xidhmaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*