Daawo:- Sheikh Shariif oo raali gelin kabixiyay hadal gaf ah oo qayb ka ahaa shirkiisi saakay.

Madaxwaynihii hore ee Somalia Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa raali gelin kabixiyay hadal ay gaf ku tilmaameen shacabka Koonfur galbeed kaasi oo qayb ka ahaa shirkii jaraaid ee saakay uu ku qabtay Muqdisho.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here